Kulan dhiirigilin ah oo loo sameeyay ciyaartooyda Xulka Hirshabeele.

0
125

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xildhibaano kamid baarlamaanka Soomaliya ayaa kulan dhiirigelin ah magaalada Baladcad ee gobolka Shabeellaha dhexe kula qaatay xulka kubadda cagta dowlad goboleedka Hirshabelle.

Ciyaartoydan ayaa ka qeybgali doona tartanka kubadda cagta ee maamulgoboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir kaasi oo dhawaan la filayo inuu ka furmo magaalada Muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.