Agab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka degaanka Baargu ee Gobalka Hawd.

0
31

Wasaaradda cafimadka maamulka soomalilnad ayaa agab cafimaad ku wareejisay maamulka isbitaalka degaanka Bargu ee Gobalka Hawd.

Daawoyinkaan iyo qalabka cafimaad ayaa looga talagalay in wax loogu qabta baahiyaha cafimaad ee ka jiro degaanka Bargu ee maamulka soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq