Agab Nadaafadeed oo lagu wareejiyay lix degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir

0
336

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada iyo wacyi Galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakkti) ayaa maanta agab nadaafad ku wareejisay 6 Degmo oo ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir.

Gudoomiye Basma ayaa kula dardaarantay 6daan Degmo ee maanta lagu wareejiyay agabka nadafada in ay dardar galiyaan bilic soo celinta Caasimadda Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here