Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxa lasoo saaray ciyaartoyda ugu mushaharka badan horyaallada waaweyn ee kubadda cagta oo hadda lagu soo daray kuwa Sucuudiga iyo Maraykanka oo ay indhaha adduunyada kusoo jeediyeen Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.
Warbixin lasoo saaray, ayaa waxa ay soo bandhigtay shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaallada Yurub iyo kuwa hadda xiddigaha jiidanaya ee Sucuudiga iyo Maraykanka, waxaana ka dhax muuqda laacibiin badan oo aad qiyaasi karto, inkasta oo laga yaabo in magacyada qaarkood ay layaab kugu noqdaan.
Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa waxa figta sare fadhiya Kevin de Bruyne oo Manchester City ay siiso lacag dhan £400,000 Gini toddobaadkii, laakiin horyaalka waddanka Spain ayaa waxa layaab noqotay mushaharka uu Frenkie de Jong ka qaato Barcelona.
Laacibka reer Netherlands ayaa waxa uu qaybta ugu weyn ka yahay dhibaatada dhaqaale-xumada ee haysata kooxdiisa Barcelona, sababtoo ah waxa uu ku-dhowaad laba-jibbaar ka badan yahay ciyaartoyga kusoo xiga oo ah Toni Kroos oo ugu mushahar badan Real Madrid, iyadoo De Jong uu toddobaadkii ka qaato Barcelona lacag dhan £615,682 Gini.
Horyaallada Sucuudiga, Maraykanka iyo iyo Faransiiska ayaa sida aad qiyaasi karayso, waxa ugu mushahar badan Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Kylian Mbappe, halka horyaalka Bundesliga uu hoggaaminayo Harry Kane.
Horyaalka Talyaaniga ee Serie A, waxa aan shanta ugu sarraysa ku jirin xiddiga Inter Milan ee Lautaro Martinez, balse hadda rajaynaya in heshiis cusub oo kaabiga soo saaran uu ka dhigi doono ciyaartoyga ugu sarreeya.
Halkan kaga bogo ciyaartoyda ugu mushaharka badan horyaallada waaweyn
Premier League – Kevin De Bruyne (Manchester City) – £400,000-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan Premier League |
Ciyaartoyga |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Kevin De Bruyne |
Manchester City |
£400,000 |
£20,800,000 |
Erling Haaland |
Manchester City |
£375,000 |
£19,500,000 |
Mohamed Salah |
Liverpool |
£350,000 |
£19,500,000 |
Casemiro |
Manchester United |
£350,000 |
£19,500,000 |
Raphael Varane |
Manchester United |
£340,000 |
£17,680,000 |
|
La Liga – Frenkie De Jong (Barcelona) – £615,682-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaalka LaLiga |
Ciyaartoyga |
Kooxda |
Mushaharka usbuuca |
Mushaharka Sannadkii |
Frenkie De Jong |
Barcelona |
£615,682 |
£32,015,486 |
Robert Lewandowski |
Barcelona |
£444,605 |
£23,119,450 |
Toni Kroos |
Real Madrid |
£400,276 |
£20,814,335 |
David Alaba |
Real Madrid |
£369,409 |
£19,209,292 |
Luka Modric |
Real Madrid |
£359,230 |
£18,679,969 |
|
Bundesliga – Harry Kane (Bayern Munich) – £410,455-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan Bundesliga |
Ciyaartoyga |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Harry Kane |
Bayern Munich |
£410,455 |
£21,343,657 |
Manuel Neuer |
Bayern Munich |
£344,782 |
£17,928,672 |
Thomas Muller |
Bayern Munich |
£336,573 |
£17,501,799 |
Leroy Sane |
Bayern Munich |
£328,364 |
£17,074,926 |
Joshua Kimmich |
Bayern Munich |
£320,155 |
£16,648,053 |
|
Serie A – Dusan Vlahovic (Juventus) – £212,780-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaalka Serie A |
Ciyaartoyga |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Dusan Vlahovic |
Juventus |
£212,780 |
£11,064,552 |
Victor Osimhen |
Napoli |
£210,481 |
£10,945,027 |
Wojciech Szczesny |
Juventus |
£197,675 |
£10,279,105 |
Alex Sandro |
Juventus |
£182,406 |
£9,485,121 |
Hakan Calhanoglu |
Inter Milan |
£182,406 |
£9,485,121 |
|
Ligue 1 – Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain) – £1,182,110-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaalka Ligue 1 |
Magaca |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Kylian Mbappe |
Paris Saint-Germain |
£1,182,110 |
£61,469,733 |
Ousmane Dembele |
Paris Saint-Germain |
£328,364 |
£17,074,926 |
Lucas Hernandez |
Paris Saint-Germain |
£311,946 |
£16,211,180 |
Marqiunhos |
Paris Saint-Germain |
£275,826 |
£14,342,938 |
Milan Skriniar |
Paris Saint-Germain |
£268,602 |
£13,967,289 |
|
Saudi Pro League – Cristiano Ronaldo (Al-Nassr) – £3,283,640-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaalka Saudi Pro League |
Magaca |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Cristiano Ronaldo |
Al-Nassr |
£3,283,640 |
£170,749,258 |
Karim Benzema |
Al-Ittihad |
£1,641,820 |
£85,374,629 |
Neymar |
Al-Hilal |
£1,641,820 |
£85,374,629 |
Riyad Mahrez |
Al-Ahli |
£857,030 |
£44,565,556 |
Sadio Mane |
Al-Nassr |
£656,728 |
£34,149,852 |
|
Eredivisie – Jordan Henderson (Ajax) – £76,837-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaalka Eredivisie |
Ciyaartoyga |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Jordan Henderson |
Ajax |
£76,837 |
£3,995,533 |
Steven Bergwijn |
Ajax |
£75,524 |
£3,927,233 |
Steven Berghuis |
Ajax |
£65,673 |
£3,414,985 |
Hirving Lozano |
PSV Eindhoven |
£57,956 |
£3,013,724 |
Sergino Dest |
PSV Eindhoven |
£49,255 |
£2,561,239 |
|
Major League Soccer – Lionel Messi (Inter Miami) – £182,630-toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaalka Maraykanka ee Major League Soccer |
Magaca |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Lionel Messi |
Inter Miami |
£182,630 |
£9,496,785 |
Lorenzo Insigne |
Toronto FC |
£114,144 |
£5,935,491 |
Xherdan Shaqiri |
Chicago Fire |
£111,861 |
£5,816,781 |
Hector Herrera |
Houston Dynamo |
£72,291 |
£3,759,144 |
Christian Benteke |
DC United |
£64,682 |
£3,363,445 |
|
Primeira Liga – Angel Di Maria (Benfica) – £157,943-Toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan horyaalka Primeira Liga |
Magaca |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Angel Di Maria |
Benfica |
£157,943 |
£8,213,039 |
Juan Bernat |
Benfica |
£143,823 |
£7,478,818 |
David Neres |
Benfica |
£66,630 |
£3,449,135 |
Francisco Trincao |
Sporting CP |
£64,031 |
£3,329,611 |
Arthur Cabral |
Benfica |
£63,210 |
£3,286,923 |
|
Turkish Super Lig – Mauco Icardi (Galatasaray) – £164,182-Toddobaadkii
Xogta shanta ciyaartoy ee ugu mushaharka badan Turkish Super Lig |
Magaca |
Kooxda |
Mushaharka usbuucii |
Mushaharka sannadkii |
Mauro Icardi |
Galatasaray |
£164,182 |
£8,537,463 |
Fred |
Fenerbahce |
£123,136 |
£6,403,097 |
Wilfried Zaha |
Galatasaray |
£119,032 |
£6,189,661 |
Edin Dzeko |
Fenerbahce |
£114,927 |
£5,976,224 |
Dusan Tadic |
Fenerbahce |
£114,927 |
£5,976,224 |