Aqoon is weydaaris ku saabsan doorka dhalinyarada ay ka qaadan karan doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

0
323

Baladweyne(Radio Beerlula)- Aqoon is weydaarsi ku saabsan sida dhalinyarada Soomaaliyeed kaalin mug leh uga qaadan karaan codbixinta doorashooyinka lagu wado inay dhacdo sannadka 2020-ka ayaa lagu qabta magaalada Muqdisho.

Muddo labo maalmood ah ayuu socon doonaa aqoon si weydarsigan

Xubnaha ka qeyb galaya aqoonsi weydarisan ayaa su’aallo weydiyay xubnaha guddiga doorashooyinka qaranka waxana su’aallaha ka jawabeysa  Khadiijo Cosoble Cali  oo xubin  ka ah guddiga.

Agaasimaah wacyigelinta iyo wax barida codbixiyaasha Farxiyo Maxamed Yuusuf iyo Xuseen cabdi Aadan oo xubin ka ah guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa sheegay in hadafka laga lee yahay aqoonsi weydarsigan ay tahay sidii dhalinyarada fahan looga siin lahaa codbixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here