Durufo heysta haweenka ka shaqeysta dhar dhaqista ee ku nool Baladweyne

0
344
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- haween badan oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa nolosha reerkooda ka dabara dhaqista dharka, iyadoo mararka qaarna ay waayan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here