Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo kaashaneysa wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa maagalada Dhuusamareeb ku soo gaba-gabeysay shirkaan oo ku saabsanaa qorshe hoowleedka xalka waara gaar ahaan sidii xal waaro loogu heli lahaay saboolnimada iyo barakacayaasha dalka.
Shirka inta uu socday waxaa ka qeybgalay xubno ka socday wasaaradaha maamulka Galmudug iyo ururada bulshada rayidka.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.