Arday farsamada gacanta bartay oo tababar loogu soo xeray Qardho

0
28

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Horn Vision ayaa magaalada Qardho tababar 6 bilood ah ugu soo xirtay 100 arday oo iskugu jira wiilal iyo gabdho oo ka faa’iidaystay Mashruuca UPSHIFT

Waxeen ardayada barteen xirfaddaha Gacanta sida cunta karinta electric Harqaanka iyo Cillaan-saarka.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.