Arday ka qalin jabisay machadka Waaberi oo munaasabad loogu qabtay Garoowe

0
148

Baladweyne (Radio  Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay dusgiga hoose iyo dhexe kana aflaxay machadka waaberi ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe.

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here