Ardeyda gobolka Hiiraan ee sannadkan u fadhisanaya imtixaanka qaran oo loogu baaqay inay diyaar garow muujiyaan

0
394

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Hiiraan Cismaan Maxamed Cilmi (Cismaan Caato) oo u waramay Radio Beerlula ayaa ka dalbaday ardeyda sannadkan gobolka Hiiraan uga qeyb galaya imtixaanka qaran inay muujiyaan diyaar garow.

Cismaan Caato ayaa sheegay in sannadkan 1400 oo ardey oo ku nool gobolka Hiiraan ay u fadhisan doonaan imtixaanka qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here