Baladweyne: Haween bartay xirfadda dhar tolista oo bilaabay inay mareeyaan nolosha reerkooda.

0
321

Baladweyne(Radio Beerlula)- haween ku nool Baladweyne oo bartay xirfadda dhar tolista ayaa bilaabay inay noloshooda mareeyaan iyagoo xarqaan ku tola xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here