Baladweyne: Haween nolosha reerkooda ku dabara Subag laga keeno qeybo ka mid ah Hiiraan iyo shabeellaha dhexe

0
2437

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkooda ka maareeya iibinta subaga kaasoo laga keeno qeybo ka mid ah gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Haween kale ayaa keenay magaalada Baladweyne kadibna ka sii iibiya haweenka oo iyaguna ka iibiya shacabka magaalada.

Qaar ka mid ah haweenka ayaa radio Beerlula uga waramay sida noloshooda ay uga mareeyaan iibinta subaga.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here