Baladweyne: Haweenka iibiya masagada oo caqabad kala kulmay isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga

0
305

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haweenka masagada ku iibiya suuqa yoobsan ee magaalada Baladweyne  ayaa sheegay in sameyn weyn ku yeelatay isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here