Baladweyne oo maanta laga tukanayo salaad roob doon ah

0
371
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta laga tukanaya salaad roob doono ah oo dhowr maalmood ka hor ay cilaamiyeen culumaaudiinka Baladweyne.

culumaaudiinka ayaa sheegay in dadka degan xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne ay ku tukan doonaan suuqa xoolaha ee xaafadda howlwadaag halka dadka kale ee dadkan xaafaddaha kale ee Baladweyne, ay ku tukan doonaan iskuulka Mujamac.(hore Xalane)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here