Barakacayasha Baladweyne oo la dala dhacaya duruufo kala duwan

0
312

Baladweyne(Radio Beerlula)- Durufo iskugu jira caafimaad darro, waxbarasho la’aan iyo mid nololeed ayaa heysta qoysas barakacayaal ah oo ku nool kaamka wada jir oo ku yaalla xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyne.

Qaar ka mid ah dadka ku jira kaamkan ayaa radio Beerlula uga waramay dhibaatooyinka heysta.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here