Barnaamijyada Barnaamijka Caweyska ee Radio Beerlula By Radio Beerlula - April 18, 2019 0 333 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Radio Beerlula Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka caweyska ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney iyo Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.