Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Beerlula

0
122
Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diirada kusaari doonaa dhalinyarada fursadaha shaqo ka helay Shirkada Isbuunyada Barako ee Baladweyne.
Waxa soojeedinaya Cabdiqaadir Cumar ibraahim.