Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
71
Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna ururka Dhallinyarada Raasamaal oo deeq biyo iyo Raashiin gaarsiiyay qoysaska ay saameysay Fataahadda wabiga shabelle
Cabduqaadir Cumar Ibrahim