Barnaamijka haweenka ee Radio Beerlula

0
144
Baladwayne ( Radio Beerlula )Barnaamijka haweenka ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna haweenka ku ganacsada suuqa daraawiishta ee Baladweyne oo codsaday in loo dhiso hool ay ku ganacsadaan.
Sacdiyo Maxamed Maxamuud.