Biyo la’aan ka jirta deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

0
347

Baladweyne(Radio Beerlula)- Deegaano ka tirsan bariga gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka ayaa waxaa xiligan ka jirta biyo la’aan baahsan oo sameysay dadka iyo duunyada.

Qaar ka mid ah dadkan oo ku nool deegaanka farrago ayaa sheegay in baahiyaha ugu daran ee xiligan ka jirta deegaanka biyo la’an.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here