Biyo nadiif ah oo loo qeybiyay qoysas dan yar ah oo ku nool duleedka Baladweyne

0
427

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ururka midnimada gobolka Hiiraan ayaa maanta qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Ceel jaale ee duleedka magaalada Baladweyne u qeybiyay biyo nadiif ah iyadoo dadkan intooda badan ay ku tiirsanayeen biyaha webiga shabeelle oo xiliga midabka iyo dhadhankiisa isbadaleen.

Guddoomiyaha ururka midnimada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi ayaa ka waramaya biyo dhaamintan maanta ay sameeyeen.

Xaawo Luul Aadan Xuseen ayaa noo heysa warbixintan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here