Mid ka mid ah dhalinta Baladweyne oo sameeyay diyaarado iyo gaadiid macmal ah

0
342
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxamed Macalin Isaaq waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Baaldweyne galinka hore ee maalintii wuxu wax ka barta mid ka mid ah iskuullada ku yaalla xaafadda howlwadaag halka galinka dambana uu ka shaqeeyo garaash lagu cilad bixiyo baaburta, wuxuu hindisay hal abuur ku cusub Baladweyne isagoo sameeyay gaadiid iyo diyaarado macmal ah taasoo si weyn u soo jiidatay shacabka Baladweyne.

Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here