Biyo nadiif ah oo loo qeybiyay qoysas ka soo barakacay deegaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan

0
510

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ururka midnimada gobolka Hiiraan ayaa deeq biyo nadiif ah u qeybiyay qoysas dan yar ah oo ka soo barakacay deegaano ka tirsan galbeedka  Baladweyne  kuwaasoo  kusugan kaamka ceel cali  oo ku yaalla xaafada howlwadaag.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here