kulanka golaha shacabka ee maanta oo kooram la’aan u baaqday

0
342

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kulan xildhibannada golaha shacabka Soomaaliya ku yeelan lahayeen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa baaqday.

Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Facebook ee golaha shacabka ayaa lagu sheegay in Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta oo isniin ah loo balansanaa uu  baaqday  kooram la’aan .

Ajendaha kulanka ayaa ah labo qodob oo kala ah.

  1. Hadal jeedinta guddoomiyaha golaha shacabka.
  2. Warbixinta guddiga dib u eegista dastuurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here