Biyo yarida uu sameeyay webiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay beeraleyda gobolka Hiiraan

0
273

Baladweyne(Radio Beerlula)- Inta badan beeraha ku teedsan webiga shabeelle ee dhaxmara qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa sameyn ku yeelatay biyo yarida webiga shabeelle.

Dhadhanka biyaha wabiga shabelle oo uu is badal ku yimid ayaa saameeyay qaar kamid ah dalagyada kaso go’a beeraha gobolka hiiraan sida aay radio Beerlula u sheegeen qaar kamid ah beeraleeyda  tuulada lafoole oo qiyaastii 7km dhanka waqooyi ka xigta magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here