Bulshada degan xaafadda Buundo weyn ee Baladweyne oo olole isxilqaan ah ku dhisaya wado muhiim ah.

0
379

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyarada degan xaafadda Buundo weyn ee magaalada Baladweyne ayaa isku Xil qaamay dhismaha wadada isku xirta buundada, iyo taana celiyoow iyo mida isku xirta buundada iyo suuqa dabageed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here