25 C
Beledweyne
Sunday, September 8, 2024

Barnamijka waxbarashada ee Radio Beerlula

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnamijka waxbarashada todobaadkan waxaa ku eegi doonaa iskuulka Maxamed Cali oo ah iskuul hoose iyo dhexe. Waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.

Barnaamijka Waxbarashada Radio Beerlula

Barnamijka waxbarashada ee Radio Beerlula waxaa diirada kusaareynaa Todobaadkan iskuulka Universal ee Baladweyne 24-6-2023 ka. Maxamed Yuusuf Cabdulahi 

Barnamijka waxbarashada ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-Baraamijka waxbarashada ee Radio Beerlula waxaan diirada ku saareynaa Todobadkaan ahmiyadda ay leedahay barashada luuqada English Xaawo Aadan Xuseen

Barnamijka waxbarashada ee Radio Beerlula

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Baraamijka waxbarashada todobaadkan waxaan ku eegi doonaaa iskuulka hoose dhaxe sare ee jalalqsi.Xaawo Aadan Xuseen.

Barnamijka waxbarashada ee Radio Beerlula

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnaamijaka waxbarashada ee Radio Beerlula Todobadkaan waxaan ku egeeyna iskuulka Alpha Academy oo ku yaalla Baladweyne. Xaawo Aadan Xuseen.

Barnaamijka Waxbarashada ee Radio Beerlula

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnamijka waxbarashada Radio Beerlula waxaa diirada ku saareynaa Iskuulka hoose dhexe Tusmo Ee Baladweyne waxaa soojeedinaya  Xaawo Aadan Xuseen.