Juventus, Bayern Munich iyo Real Madrid oo ka mid ah shan koox oo lala...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxaha kubadda cagta Juventus iyo Bayern Munich ayaa iyaguna kusoo biiray loollanka loogu jiro saxiixa difaaca Chelsea ee Antonio Rudiger sida lagu...

Kooxaha Barcelona iyo Granada oo dhibcaha ku qeyb saday garoonka Camp Nou

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxaha Barcelona iyo Granada ayaa dhibcaha ku qeyb saday garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac 1-1 ah ciyaar...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/395190888672258

Kooxaha Juventus iyo AC Milan oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Allianz

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha Juventus iyo AC Milan oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Allianz, kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac 1-1 ah kulankii la...

Real Madrid oo guul soo laabasho ah ka soo gaartay kooxda Valencia

Real Madrid ayaa guul soo laabasho ah ka soo gaartay kooxda Valencia oo ay ku booqatay garoonka Mestalla, kaddib markii ay kaga soo adkaatay...

Manchester United oo weli xiiseynaysa inay xagaaga soo socda la soo wareegto Erling Haaland

Baladweyne (Radio Beerlula)- Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa weli xiiseynaysa inay xagaaga soo socda la soo wareegto Erling Haaland. Saxiixa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/175758324692498

Arsenal oo guul ka soo heshay kooxda Burnley oo ay ku booqatay garoonka Turf...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Arsenal ayaa guul ka soo heshay kooxda Burnley oo ay ku booqatay garoonka Turf Moor, kaddib markii ay kag soo adkaatay 0-1,...

Kooxaha Manchester City iyo Southampton oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Etihad

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha Manchester City iyo Southampton ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Etihad, kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac 0-0 ah, ciyaar qeyb...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Maxamed Yuusuf Cabdulahi. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/875028473389636