26.3 C
Beledweyne
Sunday, September 8, 2024

Jilaa Caan ah oo farxad ka helay meel uu u tagay in timaha...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Jilaaga rug caddaaga ah ee reer Hindiya, Rishi Kapoor, ayaa aad u farxay markii uu maqlay hees uu qaaday isagoo filin jilaya...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Nin ku nool Baladweyne oo nolosha reerkiisa ka dabara kala iibinta dhulalka.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Nolosha reerkiisa ayuu ka mareeya shaqada dilaalnimada Abuukar Cismaan, waxana uu  dadka u kala iibiya dhulalka. Shaqadan ayuu ku guda jira in  muddo ah...

kulamada galabta lagu balansan yahay tartamada ka socda Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka is dhaxgalka aarta Xaafadood ee magaalada Baladweyne waxaa la filayaa galabta inay wada ciyaaraan Kooxaha Buunda-weyn B  iyo Xaawo Taako A. Ciyaarta...

Buuga diwaanka Nabadda Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Garoowe.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa magaalada Garoowe uga qeyb galay daah furka  buuga diwaanka  nabadda Soomaaliyeed kaasoo ay qortay Prof...

Ururka dhaqaatiirta Galmudug oo adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u fidiyay dadka ku...

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 400 oo ruux oo ku nool deegaanka Ceel dibir ee gobolka Mudug ayaa ka faa’ideystay  adeeg caafimaad oo lacag la’aan...

Nin toogtay dalab qaadihii maqaayad uu cunto ka dalbaday, maxay tahay sababta?

Baladweyne(Radio Beerlula)- Macaamil maqaayad cunno ka iibsanayay ayaa toogtay dalab qaadihii maqaayadda ka dib markii laga daahiyay dalabkiisa. Booliska ayaa sheegay in baarintaan la sameeyay...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Aadan Cabdi...

Natiijooyin Cajiib ah oo galabta lagu kala badiyay kulamadii ka dhacay Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka is dhaxgalka afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta wada ciyaaray kooxaha Xaawo Taako B iyo Kooshin  B. Kooxda Xaawo Taako...

Qalalaasihii Suudaan oo heshiis laga gaaray

Baladweyne(Radio Beerlula)- Golaha milatariga iyo kooxaha isbedel doonka Suudaan ayaa isku afgartay in la dhiso dowlad awood qeybsi ah  oo ka kooban milatariga iyo...