24.3 C
Beledweyne
Saturday, July 27, 2024

Dhalinyaro badan oo fursado shaqo ka helay mashariic horumarineed oo ka socda Buula burde

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka socda mashaariic horumarineed oo dib loogu dhisayo xarumaha danta guud sida, xarunta...

Maamulka degmada Baladweyne oo qalab dhisme ku wareejiyay guddiga Isbitaalka deegaanka Coomaad.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maayarka Magaalada Baladweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa deeq iskugu jirto shamiito iyo agab kale gaarsiisayay deegaanka Coomaad ee gobolka...

Horumar kala duwan oo ka jira degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa horumar dhinacyada amniga iyo waxbarashada laga dareemayaa degamada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Sidoo kale degmada matabaan ayaa bilihii udanbeeyay laga...

Weerar ka dhacay Mali oo lagu dilay 49 askeri

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xagjiriin ku sugn dhanka Waqooyi-Bari ee dalka Mali aya weerar ku dilay 49 askeri oo ku sugnaa xero ciidan, sida ay xaqiijiyeen...

Shirka madasha guddiyada dastuurka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shirka 4aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo  Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu soo gabagabeeyey  magaalada Garoowe iyadoo laga soo...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/840736177392772

Shacabka Ruushka oo ay cabsi soo food saartay ka dib markii uu qarxay Gantaal...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shacabka ku nool waqooyiga fog ee dalka Ruushka ayay soo food saartay cabsi xoog leh oo ay ka qabaan sun hawada ku...

Weriye walaalkii caawiyay oo shaqada laga eryay

Baladweyne (Radio Beerlula)-Weriyaha caanka ah ee ka tirsanaa teleefishinka CNN ayaa laga joojiyay shaqada kadib markii uu caawiyay walaalkii oo ah barasaabkii hore ee...

Biyo mareeno loogu tala galay xili roobaadka oo laga sameeyay magaalada Qardho

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Qardho ee gobalka karkaar ayaa sameeyay biyo furino ay biyaha maraan xiliyada roobka si aysan biyaha ugu fatahi Magaalada Qardho. Ololahan...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka oo ansixyay Heshiisyo iskaashi

Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah; 1....