25 C
Beledweyne
Sunday, September 8, 2024

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cumar Yuusuf...

Laamaha amaanka gaalkacyo oo soo qabtay waxyaabaha maanka dooriyo.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ciidamada Ammaanka Magaalada Gaalkacyo ayaa soo bandhigay kartoono khamri ah oo ay kusoo qabteen howlgal ay ka sameeyeen maagalada Laamaha ammaanka...

Deeq ka kooban sariiro iyo joodariyaal oo la gaarsiyay isbitaalka Miirtaqwo

Baladwayne (Radio Beerlula )-isbitaalka miiir Taqwa ee Deegaanka miir Taqwa ee gobalka Shabeelada Dhexe ayaa lagaarsiiyay deeqa sariiro iyo joodaryaal ah taasi oo lagu...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed...

Deeq solar iyo burjikooyin ah oo la gaarsiyay shacabka ku dhaqan deeganada waqooyi ee...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka & dalxiiska Jubbaland ayaa dadka ku sugan deegaanada Ceeljaale Lugloow iyo istanbuul ee dhaca waqooyiga Jubaland u qaybisay agabka raashinka...

Dhismaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Wargaadhi oo si rasmi ah loo bilaabay.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhismaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dib loo  bilaabay Garaankan ayaa waxaa isku tashi bulsho ku dhisi...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 10 milyan oo reer yamen ah ay...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ku dhawaad 10 milyan oo reer Yaman ah ay la soo daristo cunno yaraan ba’an. Qaramada Midoobey...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaysa  Maxamed Yuusuf...

Tababar ku saabsan horumarinta xaquuqda aadanaha oo lagu qabtay Magaalada Baladxaawo

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa Degmada Baledxaawo ka daah-furtay tababar loo qabtay qeybaha kala duwan ee Haweenka Beled-xaawo...

Haweeney dhashay 10 cunug oo mataano ah.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweeney u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegayaa in ay dhashay 10 canug oo mataane ah, taas waxay ka dhigeysaa in...