Ceel biyood cusub oo laga dhagax dhigay Deegaanka Caro Guduudan oo hoostaga Gabiley

0
197

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed iyo Hay’adda Save the children ayaa si wada jira u dhagax-dhigay Ceel biyood laga hirgalinayo deegaanka Carro-guduudan Oo hoostaga magaalada gabiley

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.