Culumaaudiinka Baladweyne oo shacabka ka codsaday in maalinta khamiista ay u soo baxan banaanbax roob doon ah

0
293
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Culumaaudiinka magaalada Baladweyne ayaa ka codsaday shacabka magaalada in maalinta khamiista ee soo socota ay u soo baxan banaanbax roob doon ah oo ka dhici doona iskuulka mujamac iyo suuqa xoolaha xaafadda howlwadaag.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here