Daladda Naafada Puntland oo kaashanaysay Hay’ada Save The Children ayaa magaalada qardho ee gobolka karkaar ugu qeyybisay agab caafimaad oo isguku jira gaari sameecadaha dhagaha iyo ookiyalaaha indha caruur qabta baahiyaha gaarka ah
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.