Daraasad laga sameeyay sameynta ka dhalatay isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga ee Baladweyne

0
286

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaro baratay cilmiga dhaqaalaha oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  ayaa daraasad ka sameeyay saameynta ka dhalatay isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga oo muddo ku dhow 2 sano ah laga isticmaalin magaalada Baladweyne.

Cabdikaafi  Axmed Cabdulle  oo bartay cilmiga dhaqaalaha islamarkana ka mid ahaa dhalinyarada daraasada sameeyay ayaa Radio Beerlula uga waramay waxyabaha ay ku ogadeen.

Maxamed Cabdi Saney ayuu u waramay Cabdikaafi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here