Darasalam iyo Oktobar oo midkood galabta isaga hari doono Tartantanka Ramadaan Cup

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha Darasalam iyo Oktobar ayaa galabta fooda isku dari doona garoonka kubadda cagta Buulaxaabley ee Magaalada Baladweyne.

Labada kooxood ayaa mid kasta dadaal ugu jirta sidii ay u badin laheyd maadaam kulankii hore ay galeen barbaro 2-2 ah.

Ciyaarta ayaa lagu ciyaari doona Garoonka Buula-xaableey iyadoo ciyaarta bilaaba doonto 4:30pm.