Baladweyne (Radio Beerlula)-Maagaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munasabad ay ku galin jabinayeen arday dhameeysay cilmiga Caafimaadka ,Umulisnimada, Computerka ,English iyo maadada saxaafadda kana aflaxay machadka Alfa .
Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay agaasimaha Radio Beerlula maamulka Machadka, Waalidiin ,Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.