Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wadada dheer ee isku xirto buurta janto iyo xerada lama galaay ee magaalada Baladweyne oo ah mid aad u bur bursan ayaa waxaa dhib badan kala kulmo dhalinyarada ku shaqeysto mooto bajajka
Markii la gaaro xili roobaadka wadadaan waxaa ma dhaco shilal aad u badan kuwasoo sababo biyaha fadhisto meelaha godadka ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player