Deegaano hoos taga Baladweyne oo biyo dhaamin laga sameyay.

0
497

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dalada bulsho kaab oo ay ku mideysan yihiin dhalinyaro iskood isku xilqaamay ayaa biyo dhaamin u sameeysay qaar ka mid ah shacabka ku nool deegaano  dhanka waqooyi ka xiga magaalada Baladweyne.

Feysal Cismaan oo ka mid ah xubnaha bulsho kaab ayaa sheegay inay isku xilqaameen sidii biyo dhameyn loogu sameyn lahaa dadka aan awoodin inay iibsadan biyo nadiif ah maadaam  midabka iyo dhadhanka biyaha webiga shabeelle is badaleen.

Qaar ka mid ah dadka faa’ideystay biyo dhaamin ayaa ka mahad celiyay. Baaslawe dhariyow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here