Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda Hormuud Salaam foundation ayaa deeq isugu jirta Raashiin, iyo Lacag, gaarsiisay Haweenka ganacsiyada yar-yar kuleh muqdisho kuwa kujira isbitaalka dhimirka iyo qoysas danyar ah oo kunool magaaladaasi
Waxa ka qeyb galay madasha deeqda lagu qeybinayay gudoomiye kuxigeenka hay’adda Hormuud salaam foundation Cabdiraxmaan ibraahim gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada degmada Hodan Cabdixamiid Cabdikariin Xusseen iyo qaar kamid ah ururada rayidka ee magaalada Muqdisho.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxmad Yuusuf Cabdulaahi.