Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas dan yar ah oo ku nool Baladweyne

0
313
Baladweyne(Radio Beerlula)- Deeqdan raashiinka ah oo ay iska soo aruuriyeen shacabka Sacuudi Carabiya ayaa maanta qeybtii ugu danbeeysay loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool ee xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here