Deeq raashin ah oo muqdisho loogu qeeybiyay dad danyar ah

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 4,000 oo Qoys waxa ay gargaar ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey si gaar ah xaafadda Galmudug ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Gargaarka maanta loo qaybiyey Qoysaskaan ayaa ka kobnaa qaybaha raashinka Sida Timir iyo Qamadi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.