DHAGEYSO: Degmada Maxaas oo laga hirgelinayo garoon diyaaradeed

0
346

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Cawaale oo Radio Beerlula  ugu waramay magaalada Baladweyne ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal ugu jiro sidi degmadaasi looga hirgelin lahaa garoon diyaaradeed maadaam hadda aysan laheyn.

Sidoo kale Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Cawaale ayaa radio Beerlula u uga warmay horumarka ka jira degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here