DHAGEYSO: Dhalinyaro ku sugan Baladweyne oo abuurtay xirfad noloshooda ku mareeyaan

0
491

Baladweyne(Radio Beerlula)- dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa doorbiday inay sameystan xirfad noloshooda ay ku mareeyaan halkii ay ka tahriibi lahayeen.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Baladweyne ayaa xiligan cabitaanada ka soo go’a dalka ku iibiya hareeraha wadada laamiga ee Baladweyne si noloshooda ay uga mareeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here