DHAGEYSO: Garoonka diyaaradaha Ugaas Khalif ee Baladweyne oo la dhisayo

0
409

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dhawaan deegannada Hirshabeelle ay ka bilaaban doonaan mashariic horumarineed.

Mashariicdan ayaa waxaa ka mid ah kuwa lagu dhisayo garoonka diyaaradaha Ugaas Khalif ee magaalada Baladweyne iyo kuwa wax looga qabanayo fatahada soo noq noqota ee ku dhufata Baladweyne.

Sidoo kale mashariicdan ayaa laga hirgelin doonaan degmooyinka Buula burde iyo Mahadaay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here