DHAGEYSO: Haween maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha xaafadda kooshin ee Baladweyne

0
445

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ruqiyo Yuusuf iyo Xaawo Aadan oo ka mid ah haweenka ku nool Baladweyne ayaa maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha xaafadda Kooshin iyagoo iibsada xoolaha la keeno suuqa kadibna suuqa dhaxdiisa ku iibiya si nolosha qoyskooda uga mareeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here