DHAGEYSO: Shir looga hadlayo dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay Jowhar

0
399

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo dhismaha dowladaha hoose.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno kala socda wasaaradaha maamulka Hirshabeelle, iyo qaar ka mid ah ururada bulshada.

Agaasimaha waaxda dowlaha hoose ee wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle Cali xassan , wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka Hirsahbeelle, Xaliimo cali saciid, wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle Cabdulahi Barre Cosoble, ayaa sheegay in bulshada muhiim u tahay dhismaha golaha deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here