DHAGEYSO: Xaliimo Maxamuud oo muddo 10 sano ah nolosha reerkeeda ku mareysa iibinta xaaqinka

0
428
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula) Xaliimo Maxamuud oo ka mid ah haweenka ku nool magaalada Baladweyne islamarkana agagaarka buunadada Liqliqato ku iibisa xaaqinka, babiska iyo xargaha ayaa Radio Beerlula u sheegtay in muddo 10 sano ah ay nolosha qoyskeeda ka mareyso alaabahan ay iibiso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here