DHAGEYSO: Xuseen Cilmi Maxamed oo nolosha qoyskiisa ka mareeya ranjiyenta guryaha muddo 15 sano ah

0
400
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xuseen Cilmi Maxamed oo ka mid ah dadka ku nool magaalada Baladweyne ayaa Radio Beerlula u sheegay in muddo 15 sano ah uu nolosha qoyskiisa ka mareeyo ranjiyeynta guryaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here