Dhalinyarada shaqo la’aanta ee Baladweyne oo bilaabay qorshe ay isku madadaaliyaan.

0
316

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaradan oo inta badan heystan shaqooyin islamarkana ku nool magaalada Baladweyne ayaa isku madadaaliya laadhuda laga isticmaalo taleefoonka si aysan u tahriibin.

Laadhugan ay isticmalan dhalinyaradan ayaa ka duwan kii hore ee lagu ciyaari jiray hal goob iyadoo hadda qof kasta isago oo jooga gurigiisa u la ciyaari karo qof ku sugan xaafaddaha Baladweyne iyo dalka dibadiisa.

Qaar ka mid ah dhalinyaradan ayaa Radio Beerlula uga waramay faa’idada laga helo isticmala laadhugan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here